Tuesday, October 22, 2024

Putin oo dalal waaweyn shir isugu yeeray si uu Reer-galbeedka u tuso “inaysan waxba ka qaadi karin” – BBC News Somali

Must read

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Kremlin-ka ayaa sheegay in shirku yahay mid ka mid ah “kuwa diblomaasiyadda dibadda ee ugu weyn abid” ee Ruushka ka dhaca

Bal malee waxaad tahay Vladimir Putin.

Reer-galbeedka ayaa kuu aqoonsaday mid la go’doomiyay sabab la xiriirta inaad duullaan ku qaadday Ukraine. Cunaqabateyno ayaa la doonayaa in dhaqaalaha dalkaaga looga jaro suuqyada caalamka.

Waxaana jira waaran soo xirid ah oo lagaaga jaray Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada.

Sidee baad u muujineysaa in cadaadisku uusan shaqeyneyn? Isku day inaad qabato shir.

Latest article